Ultimate Solution Hub

3 Dhallinyaro Ah Oo Soomaaliyeed Ayaa 20 Milyan Ka Dhacay Siyaasi

Sabti, agoosto, 3, 2024 (hol) afhayeenka ciidanka booliiska soomaaliya cabdifataax aadan xasan oo goordhaw shir jaraa'id ugu qabtay warbaahinta gudaha magaalada muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii xalay kooxda al shabaab ku qaaday xeebta liido ee degmada cabdicasiis. Money crisis is a somali robbery crime drama film series created by israad visuals. the film traces a long prepared robbery led by the matermind called muza.

Talaado, agoosto, 20, 2024 (hol) bulshada soomaaliyeed ee ku nool dalka koonfur afrika ayaa ku jirta murugo kaddib markii saddex ganacsade soomaali ah lagu dilay jimcihii weerar ka dhacay deegaan ku yaalla duleedka cape town, south africa. Weerarkan bambaano ayaa lagu soo beegay 48saac kadib iska horimaad ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee muqdisho, halkaasi oo ay maxaabiista al shabaab oo hub helay kula dagaalameen illaalada xabsiga. waxaana weerarka xabsiga ku geeriyooday 5 maxbuus iyo 3 askari halka ay ku dhaawacmeen 18 kale, sida uu xajiiyey afhayeen u hadlay ciidanka asluubka soomaaliyeed. Cadceed sheekhdoon diiriye oo ka mid ah odayaash dhaqanka galmudug ayaa kamid ah dadka ka walwalsan dilalka maalmihii la soo dhaafay ka dhacay gobolkaan. “waa in dib u heshiisiin la sameeya oo. Maxamed oo kaftamaya ayaa yiri: “dhamaantood raga sawirada ka muuqdaa waa dhallinyaro iskaabulo ah. taasaa ugu wacan dhaxanta,”. xigashada sawirka, jaabir bulshaawi.

Comments are closed.