Ultimate Solution Hub

Cali Ciidkhilaafkii Aniga Iyo Madaxweyne Qoor Qoor Naga Dhexeeyey Waan Dhameynay

Muxuu salka ku haya khilaafka? cali ciid ayaa wasiir cabdi waayeel ku eedeeyey inuu xagal daacinayo dagaalka al shabaab, shaqo gudasho la’aan iyo farogelin uu ku haayo golayaasha deegaanka ee. Madaxweyne qoor qoor iyo cali ciid ayaa isku qabtay awoodda maamul ee degmadaas, ayada oo qoor qoor uu ka horyimid xil ka qaadis lagu sameeyay guddoomiyihii degmadaasi, taasi oo keentay in cali ciid uu tego caabudwaaq uuna dhiso maamul cusub, isaga oo u adeegsanaya xubno ka tirsan golaha deegaanka degmada oo isaga taabacsanaa.

Madaxweyne qoor qoor “waan caafimaad qabnaa aniga iyo masuuliyiin kale, alle wuu naga badbaadiyay qaraxa dhagarta cadowga, waana la fashiliyay”. Dhuusamareeb (caasimada online) madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka galmudug, calki daahir ciid oo wareysi gaar ah siiyay bbc ayaa ka hadlay khilaafka cusub ee ka dhex qarxay isaga iyo madaxweynaha maamulkaas axmed cabdi kaariye (qoor qoor). khilaafkan oo durbo cirka isku shareeray ayaa yimid kadib markii madaxweyne ku xigeenku uu xil ka qaadis ku sameeyey cali ciid: qoor qoor wuxuu. Madaxweyne ku xigeenka galmudug cali ciid"khilaafkii aniga iyo madaxweyne qoor qoor naga dhexeeyey waan dhameynay hormarka galmudug ayaana ka shaqeyneynaa". Qoor qoor ayaa sheegay in wixii jira madasha lagu dhammeyn karo, balse farriimo hawada la iisu mariyo aysan xal u noqoneyn xaaladda dalka soomaaliya uu haatan ku sugan yahay, wixii kala duwanaasha.

Madaxweyne ku xigeenka galmudug cali ciid"khilaafkii aniga iyo madaxweyne qoor qoor naga dhexeeyey waan dhameynay hormarka galmudug ayaana ka shaqeyneynaa". Qoor qoor ayaa sheegay in wixii jira madasha lagu dhammeyn karo, balse farriimo hawada la iisu mariyo aysan xal u noqoneyn xaaladda dalka soomaaliya uu haatan ku sugan yahay, wixii kala duwanaasha. Madaxwaynaha galmudug oo muqdisho ugu maqnaa howlo shaqo ayaa galabta dib ugu soo laabtey caasimada dowladda galmdug ee dhuusamareeb. waxaa garoonka diyaaradaha uga hortagey oo kusoo dhaweeyay madaxweyne kuxigeenka galmudug cali ciid, wasiiro, xildhibaano, gudoonka gobolka, maamulka degmada iyo qaybo bulshada kamid ah. Madaxweyne qoor qoor: "waan caafimaad qabnaa weerarkii ay khawaarijta soo qaadeen waxba naguma gaarin aniga iyo masuuliyiinta kale".

Madaxwaynaha galmudug oo muqdisho ugu maqnaa howlo shaqo ayaa galabta dib ugu soo laabtey caasimada dowladda galmdug ee dhuusamareeb. waxaa garoonka diyaaradaha uga hortagey oo kusoo dhaweeyay madaxweyne kuxigeenka galmudug cali ciid, wasiiro, xildhibaano, gudoonka gobolka, maamulka degmada iyo qaybo bulshada kamid ah. Madaxweyne qoor qoor: "waan caafimaad qabnaa weerarkii ay khawaarijta soo qaadeen waxba naguma gaarin aniga iyo masuuliyiinta kale".

Comments are closed.