Ultimate Solution Hub

Daawo Dagaal Culus Goojacade Ssc Oo Weeraray Mahad Cambashe Jabk

About press copyright contact us press copyright contact us. Degdeg: mahad cambashe oo cawa isku dhibay jamahirta ssc&snm oo xalad adag gashay xog muqal sir jabka snm.

Dagaal culus ayaa saaka waabigirii ka billowday deegaanka maraaga oo bariga kaga toosan magalada laascaanood. sidoo kale dagaallo xooggan ayaa ka dhacay taliska cidiamada somaliland ee goojacadde. waxaa adag in si rasmi ah oo madax bannaan loo oggaado dagaallada maanta dhacay oo la sheegayo in khasaaro ay ka dhasheen. Kalshaale channelciidamada ssc khaatumo oo ka qabsaday saldhigii goojacade somaliland kadib dagaal culus. "waxaa laga qabsaday maraaga, goojacade, dhuxun, xargega, golayeedhay, canjiid, adhicadeeye, samakaab, yagoori, wadhake iyo guumays oo dhamaantood ay saldhiyo ciidan ku lahaayeen" sidaa waxa noo. 27k views, 1.1k likes, 38 loves, 31 comments, 339 shares, facebook watch videos from bildhaan24: deg deg toos u daawo dagaal ka qarxay goojacade,abdi madoobe oo noolasha ku soo qabtay maxaabiis ssc.

Comments are closed.