Ultimate Solution Hub

Daawo Dagaal Culus Saaka Goojacade Lagu Kala Cararay Maydadka Snm Iyo

Shabelle channel waxaa ka halaysaa wararkii ugu dambeeyey somalila sida gobolka banaadir,hirshabelle,koonfur galbeed,galmudug,puntland,somaliland,waxaad noog. Daawo: dagaal culus oo lagu laayey khawaarij badan ayaa galabta ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada mesegawaay iyo cawsweyne ee gobolka galgaduud,.

Daawo taliye cabdi botaan oo maydkiisa goojacade looga cararay, dagaal saaka goojacade dib uqarxay iyo snm lagu xasuuqay. Dhageyso: wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka laascaanood iyo xaaladda magaalada. dagaalka magaalada laasacaanood ayaa galay maalintii 7 aad, waxaana tan iyo saaka dhawaqa hubka jugta culus laga. Dagaallada ka dhaca deegaannadda saax maygaag iyo sangejabiye oo ka kala tirsan goballada nugaal iyo sool, oo dhexmara dad reer guuraa ah isla markaana xoolo dhaqato ah ayaa dirirtoodu salka ku. Dagaal beeleed culus ayaa lagu soo warramaya in uu mar kale saaka dib uga bilowday degaanno ka tirsan galbeedka gobolka mudug. dagaalka ayaa saaka ka socda nawaaxiga degaanka lagu magacaabo jiicboor waxaana halkaasi ku dagaallamaya maleeshiyaad ka soo kala jeeda galdogob iyo bandiiradley. dhawaqa hubka noocyadiisa kala duwan oo ay is.

Comments are closed.