Ultimate Solution Hub

Daawo Dagaal Culus Saaka Goojacade Ssc Oo Gurmad Helay Iyo Cidamada Snm Oo La Jabiyay Awooda

Shabelle channel waxaa ka halaysaa wararkii ugu dambeeyey somalila sida gobolka banaadir,hirshabelle,koonfur galbeed,galmudug,puntland,somaliland,waxaad noog. Shabelle channel waxaa ka halaysaa wararkii ugu dambeeyey somalila sida gobolka banaadir,hirshabelle,koonfur galbeed,galmudug,puntland,somaliland,waxaad noog.

"waxaa laga qabsaday maraaga, goojacade, dhuxun, xargega, golayeedhay, canjiid, adhicadeeye, samakaab, yagoori, wadhake iyo guumays oo dhamaantood ay saldhiyo ciidan ku lahaayeen" sidaa waxa noo. Degaanada samakaab iyo dhaban saar oo waqooyi galbeed laascaanood kaga quman, ayuu ciidamada somaliland iyo kuwa ssc dagaal culus ku dhexmaray, kaasoo billowday waabirigii saaka, sida ay noo. Khamiis , october 26 2023 {hmc} – dagaal culus oo u dhaxeeyo alshabaa iyo cidamada deeganka oo ka dhacay deeganka ceel cade e g hiiran. Dagaal culus oo saaka ka dhacay xerada oo markii dambe sababay inay la wareegaan ciidamada ssc ayaa lagu qabtay sida ay muujinayaan sawirro lagu soo bandhigay baraha bulshada. sidoo kale ssc ayaa.

Khamiis , october 26 2023 {hmc} – dagaal culus oo u dhaxeeyo alshabaa iyo cidamada deeganka oo ka dhacay deeganka ceel cade e g hiiran. Dagaal culus oo saaka ka dhacay xerada oo markii dambe sababay inay la wareegaan ciidamada ssc ayaa lagu qabtay sida ay muujinayaan sawirro lagu soo bandhigay baraha bulshada. sidoo kale ssc ayaa. Waxaa adag in si rasmi ah oo madax bannaan loo oggaado dagaallada maanta dhacay oo la sheegayo in khasaaro ay ka dhasheen. maamulka la baxay ssc khatumo ayaa sheegay in ciidankoodu ay qabsadeen taliska ciidamada somaliland ee goojacadde, ayna sidoo kale qabteen maxaabiis. warbixintan waxaa laascaanood kasoo diray weriye cabdikariim olol. Dagaal ku bilowday qaraxyo ayey alshabaab ku qaadeen galabta degaanka celeela helay ee gobolka galgaduud, iyadoo warar hor leh kasoo baxayaan dagalakaasi. weerarka ayaa yimid markii alshabaab gaadiid is miidaamin oo qaraxyo sida ku weerarreen degaankaasi oo ay dhowaan la wereegeen ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka galmudug.

Comments are closed.