Ultimate Solution Hub

Daawo Muuse Biixi Oo Ku Dhex Amaanay Habaryoonis Ceerigaabo

daawo Muuse Biixi Oo Ku Dhex Amaanay Habaryoonis Ceerigaabo
daawo Muuse Biixi Oo Ku Dhex Amaanay Habaryoonis Ceerigaabo

Daawo Muuse Biixi Oo Ku Dhex Amaanay Habaryoonis Ceerigaabo Waxaa mudo magaalada ceerigaabo ka soconaayay shir ay beesha habar yoonis uga hadlayso doorashada ku shubashada ah ee mmuse biixi cabdi dhawaan ku soo baxay islamarkaana loogu doortay hogaanka maamulka snm, halkan ka daawo video shirkan daallo ka soconaayay ayaa maanta qoorweynta beesha habar yoonis waxaa ay sheegen inaysan aqbali karin islamarkaana u aqoonsaneen wax […]. Muuse biixi ayaa sheegay in somaliland ay wadi doonto dagaalka ilaa ay ka gaarto guul rasmi ah, isla markaana ay dunida ka hesho aqoonsi. “dagaalku waa soconayaa, geediga halganku waa socdaa, mana istaagayo ilaa aan guusha gaarno, guusha somaliland waxay ku xiran tahay dagaalka, ciidan nagu filan ayaan heysanaa,” ayuu yiri muuse biixi.

daawo muuse biixi oo Ka Qeyb Galay Aaska Xaaji Maxamed
daawo muuse biixi oo Ka Qeyb Galay Aaska Xaaji Maxamed

Daawo Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Aaska Xaaji Maxamed Taariikhda muuse biixi oo kooban. muse biixi cabdi sida oo kale waa guddoomiyaha xisbiga talada haya somaliland, wuxuu ku dhashay miyiga hargeysa 1948.uxuu u sheegay bbc da in uu waxabarashadiisii. Daawo: muuse biixi oo ku dhex amaanay habaryoonis ceerigaabo 0 sunday june 12, 2022 15:24:45 in news by hadhwanaag news. Qaar kamid ah dhalinyarada beesha habar yoonis oo shir balaadhan ku yeeshay bariga gobalka sanaag ayaa si cad u sheegay in aysan aqbali doonin in muuse biixi iyo kooxdiisu ku shubtaan doorashada maamulkaa soo hada muran xooggan hadheeyay. dhalinyaradan kulanka ku yeeshay sanaag ayaa waxa uu hadalkoodu kusoo beegmayaa xili xaalada maamulka somaliland ay mareyso […]. Muuse biixi ayaa sheegay in haddii la rabo in wada hadalada soomaaliya iyo somaliland noqdaan kuwo dhab ah ay marka hore shardi tahay in sidii labo dowladood oo kale loo wada hadlo.

Comments are closed.