Ultimate Solution Hub

Denni Oo Shaaciyey In Puntland Ay Doorasho Madaxweyne Ka Dhacayso

denni Oo Shaaciyey In Puntland Ay Doorasho Madaxweyne Ka Dhacayso
denni Oo Shaaciyey In Puntland Ay Doorasho Madaxweyne Ka Dhacayso

Denni Oo Shaaciyey In Puntland Ay Doorasho Madaxweyne Ka Dhacayso “wax aan doorasho qof iyo cod ahayn oo meeshaan (puntland) yaalla ma jiraan waana in shacabku madaxdooda ku doortaan” ayuu yiri madaxweyne siciid cabdullaahi deni. wuxu sidoo kale sheegay in dowladu diyaar u tahay wadahadal iyo in ay la fariisato cidii ka aragti duwan, si hanaanka dimuqraadiyadu ugu taabo galo xasilooni iyadoo qof walba. Goobaha ay doorashadu ka dhacayso. waxaa la qorsheeyey in doorashada ay ka dhacdo 37 degmo oo ka tirsan puntland. degmooyinka waxay ku kala yaallaan bari, nugaal, mudug, snaag, haaylaan, karkaar.

madaxweyne denni oo Awaamiir Duldhigay Golihiisa Wasiirada
madaxweyne denni oo Awaamiir Duldhigay Golihiisa Wasiirada

Madaxweyne Denni Oo Awaamiir Duldhigay Golihiisa Wasiirada Madaxweyne deni ayaa sheegay in guddiga qaabilsan doorashooyinka ee pec uu ka shaqayn doono hirgelinta hannaanka qof iyo cod ee lagu dooranayo madaxda sare ee puntland. “anigoo ah madaxweynihii dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay doorasho hal qof iyo hal cod ah oo wakhtigeedii ah oo sharci ku dhisan” ayuu yiri siciid. Kala soco warar iyo barnaamijyo hufan, doodo ku salaysan xaqiiqda, barnaamijyo arrimaha bulshada ah oo tayadoodu heer sarayso | kala soo xidhiidh mm somali. Madaxweynaha dowlad goboleedka puntland saciid cabdullaahi deni xalay ku dhawaaqay in doorashooyinka golaha wakiilada iyo tan madaxtnimada maamulka puntland ay noqon doonto nidaamka doorasho qof iyo cod ah. madaxweyne deni oo khudbad jeediyay ayaa waxa uu sheegay in puntland u jiheysatay doorasho qof iyo cod ah, isla markaana guddiga. Sawirro: puntland oo 37 degmo doorasho qof iyo cod ah ka qabanaysa puntlandes 6 october, 2022 06 okt 2022 (puntlandes) madaxweynaha dowladda puntland mudane siciid cabdullaahi deni, ayaa shir guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada, waxaana ku weheliyay madaxweyne ku xigeenka dowladda puntland mudane axmed cilmi cismaan karaash.

madaxweyne Siciid Deni oo Ku Dhawaaqay In ay doorasho ka dhacaysoођ
madaxweyne Siciid Deni oo Ku Dhawaaqay In ay doorasho ka dhacaysoођ

Madaxweyne Siciid Deni Oo Ku Dhawaaqay In Ay Doorasho Ka Dhacaysoођ Madaxweynaha dowlad goboleedka puntland saciid cabdullaahi deni xalay ku dhawaaqay in doorashooyinka golaha wakiilada iyo tan madaxtnimada maamulka puntland ay noqon doonto nidaamka doorasho qof iyo cod ah. madaxweyne deni oo khudbad jeediyay ayaa waxa uu sheegay in puntland u jiheysatay doorasho qof iyo cod ah, isla markaana guddiga. Sawirro: puntland oo 37 degmo doorasho qof iyo cod ah ka qabanaysa puntlandes 6 october, 2022 06 okt 2022 (puntlandes) madaxweynaha dowladda puntland mudane siciid cabdullaahi deni, ayaa shir guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada, waxaana ku weheliyay madaxweyne ku xigeenka dowladda puntland mudane axmed cilmi cismaan karaash. Madaxweynaha ayaa caddeeyey waxa uu xukunka ku wareejin karo in ay tahay doorasho qof iyo cod ah oo dalkaan aysan ka dhaceyn doorasho kale sida uu qabo dastuurka federaalka, waxaana uu yiri. “afarta cutub ee dastuurka la ansixiyey dabar adag ayey naga furtay. yaan la is wareerinin dalkaan doorasho qof iyo cod waxaan aheyn kama dhici doonto. Guddiga doorashooyinka puntland ayaa caawa soo saaray go’aanka guddiga ee jadwalka qabashada doorashadą golaha wakiilladda iyo madaxtooyada puntland. talaabadan ayaa ku soo aadeysa iyadoo saciid deni iyo siyaasiyiinta mucaaradsan uu u dhexeeyo khilaaf xoogan oo la xiriira doorashooyinka, waxayna mucaaradku sheegeen ineysan aqoonsan doonin talaabo kasta oo ay qaadaan guddigan oo.

Madaxweynaha юааpuntlandюаб ташsaciid Deniтащ юааooюаб Iska Diiwaangeliyay Doorashada
Madaxweynaha юааpuntlandюаб ташsaciid Deniтащ юааooюаб Iska Diiwaangeliyay Doorashada

Madaxweynaha юааpuntlandюаб ташsaciid Deniтащ юааooюаб Iska Diiwaangeliyay Doorashada Madaxweynaha ayaa caddeeyey waxa uu xukunka ku wareejin karo in ay tahay doorasho qof iyo cod ah oo dalkaan aysan ka dhaceyn doorasho kale sida uu qabo dastuurka federaalka, waxaana uu yiri. “afarta cutub ee dastuurka la ansixiyey dabar adag ayey naga furtay. yaan la is wareerinin dalkaan doorasho qof iyo cod waxaan aheyn kama dhici doonto. Guddiga doorashooyinka puntland ayaa caawa soo saaray go’aanka guddiga ee jadwalka qabashada doorashadą golaha wakiilladda iyo madaxtooyada puntland. talaabadan ayaa ku soo aadeysa iyadoo saciid deni iyo siyaasiyiinta mucaaradsan uu u dhexeeyo khilaaf xoogan oo la xiriira doorashooyinka, waxayna mucaaradku sheegeen ineysan aqoonsan doonin talaabo kasta oo ay qaadaan guddigan oo.

Comments are closed.