Ultimate Solution Hub

Dhacdo Murugo Leh Gabar Middi Ku Dishay Laba Gabar Oo Walaalo Ah

dhacdo Murugo Leh Gabar Middi Ku Dishay Laba Gabar Oo Walaalo Ah
dhacdo Murugo Leh Gabar Middi Ku Dishay Laba Gabar Oo Walaalo Ah

Dhacdo Murugo Leh Gabar Middi Ku Dishay Laba Gabar Oo Walaalo Ah Dhacdo murugo leh: gabar middi ku dishay laba gabar oo walaalo ah. Gabar da'yar oo u dhalatay dalka afghanistan ayaa baraha bulshada si weyn looga hadal hayaa kaddib, marki ay dishay laba ka mid ah dabley ka tirsan ururka taalibaan oo dilay waalidkeed, iyada oo.

dhacdo murugo leh Hooyo Iyo Caruurteedi oo Kalidooda ku Iibnaya Gudaha
dhacdo murugo leh Hooyo Iyo Caruurteedi oo Kalidooda ku Iibnaya Gudaha

Dhacdo Murugo Leh Hooyo Iyo Caruurteedi Oo Kalidooda Ku Iibnaya Gudaha Dhacdo murugo leh: laba haween ah oo haweeney la nooleed si arxan darro ah tooreey ugu dishay deegaanka gubadleey. Muqdisho (caasimada online) faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday gudaha deegaanka gubadley ee duleedka magaalada muqdisho, kadib markii haweeney ku hubeysan mindi ay laba gabdhood ku dishay halkaasi. wararka ayaa sheegaya in falkan uu xalay si gaar ah uga dhacay xaafadda buur bishaaro ee deegaanka gubadley, waxaana haweeney laba gabdhood ku dishay. Waxaa la xaqiijiyay geerida faaisa maxamed oo kamid ahayd dhalinyarada dhuusamareeb inay isku dishay magalada muqdisho sabab aan ilaa iyo hadda la ogeyn. dhacdadaan ayaa maanta oo arbaco aheyd ka dhacday xaafada haanta dheer ee degmada hodan. ehelada gabadha waxay sheegeen inaysan la wadaagin marxalad kusoo korotay. waxay adeegsatay gabadhaan xarig kadibna ay qoorta gishatay …. Laba kiis oo murugo badan oo labaduba dhowaan ka dhacay xamar, qabsadayna baraha bulshada, ayaa dareenkeyga taabtay, in badan aan ka fekeray, iguna dhaliyay in aan qoro sadarradaan. waa kiiska marxuum cabdinaasir muuse cabiraxmaan dahable iyo kiiska marxuumad luul cabdicasiis maxamed. labada kiis mid baaritaan ayaa socda oo booliiska iyo xeer ilaalinta ma soo dhaafin,.

Comments are closed.