Ultimate Solution Hub

Gabar Caan Ah Oo Qarka U Saaran In Ay Is Disho Muuqaalo Ay La Duubtay

Taliska qeybta guud ee booliska gobolka banaadir ayaa shaaciyey in caawa lasoo xiray faadumo qaasin maxamed oo loo yaqaano (faadumo kaftan) taasoo ka mid ah haweenka baraha bulshada caanka ka ah. qoraal kasoo baxay taliska ayaa lagu sheegay in gabadhaan ay ku eedeysan tahay in ay ku kacday falal anshax darro ah oo liddi ku ah diinteena suuban. Hey’adaha amniga ee dowladda soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala muqdisho ayaa isku garab wada sugidda amniga iyo la dagaalanka anshax xumada, waxaana qofkii lagu arko loo taxaabayaa xabsiga. qiyaastii 40 dhalinyaro ah ayaa muddo ku dhow 3 bilood xabsiga ku jira, kuwaas oo toddobaadkii hore lasoo taagay maxkamadda gobolka banaadir.

Sidoo kale warar soo baxaya ayaa sheegaya in isna la xiray catoosh yare oo caan ka ah baraha bulshada, inkastoo booliska soomaaliya aysan shaacin xarigiisa. booliska soomaaliya ayaa horay u xiray dhalinyaro badan oo ku eedeysan inay baraha bulshada ku soo gudbinayeen muuqaalo anshax darro ah, kuwaas oo maxkamadeyntoodu socoto. #qalbiyo faraxsan #qoys midaysan. Gabar caan ah oo qarka u saar in ay is disho kadib muuqaalo anshax daro oo ay laduubtay nin qabi jiray loona diray ninkeedii dambe furiina sababay. Gabar caan ka ahayd soomaalida tiktok oo 'u dhimatay daroogo ay isku durtay'. maydka gabadh 22 jir ah oo laga helay mid ka mid ah waddooyinka caasimadda soomaaliya ee muqdisho sanadkii hore ayaa.

Gabar caan ah oo qarka u saar in ay is disho kadib muuqaalo anshax daro oo ay laduubtay nin qabi jiray loona diray ninkeedii dambe furiina sababay. Gabar caan ka ahayd soomaalida tiktok oo 'u dhimatay daroogo ay isku durtay'. maydka gabadh 22 jir ah oo laga helay mid ka mid ah waddooyinka caasimadda soomaaliya ee muqdisho sanadkii hore ayaa. Ciidamada ammaanka dowladda soomaaliya ayaa magaalada muqdisho ku xiray gabar dhallinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada, taa oo la sheegay in ay faafineysay muuqaalo anshax xumo ah. gabadhan ciidamada ammaanka xireen oo lagu magacaabo bishaaro idiris maxamed ( balaayo) ayaa ku caan baxday muuqaalalada anshax xumada ah ay ku faafiso. Qoraal kasoo baxay taliska ayaa lagu sheegay in gabadhaan ay ku eedeysan tahay in ay ku kacday falal anshax darro ah oo liddi ku ah diinteena suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee umadda soomaaliyeed. booliska soomaaliya ayaa horay u xiray dhalinyaro badan oo ku eedeysan inay baraha bulshada ku soo gudbinayeen muuqaalo anshax darro ah, kuwaas oo.

Ciidamada ammaanka dowladda soomaaliya ayaa magaalada muqdisho ku xiray gabar dhallinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada, taa oo la sheegay in ay faafineysay muuqaalo anshax xumo ah. gabadhan ciidamada ammaanka xireen oo lagu magacaabo bishaaro idiris maxamed ( balaayo) ayaa ku caan baxday muuqaalalada anshax xumada ah ay ku faafiso. Qoraal kasoo baxay taliska ayaa lagu sheegay in gabadhaan ay ku eedeysan tahay in ay ku kacday falal anshax darro ah oo liddi ku ah diinteena suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee umadda soomaaliyeed. booliska soomaaliya ayaa horay u xiray dhalinyaro badan oo ku eedeysan inay baraha bulshada ku soo gudbinayeen muuqaalo anshax darro ah, kuwaas oo.

Comments are closed.