Ultimate Solution Hub

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid

Madaxweyne ku xigeenka dowladda puntland mudane ilyaas cismaan lugatoor ayaa garoonka diyaaradaha ee gen. maxamed abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa galmudug mudane cali daahir ciid. soo dhoweynta waxa ka qayb galay goleyaasha dowladda puntland, mudanayaal heer federaal ah, ururada bulshada, kooxaha hidaha iyo dhaqanka iyo masuuliyiin kale. 6.4k views, 549 likes, 24 loves, 13 comments, 28 shares, facebook watch videos from galmudug state house: madaxweyne ku xigeenka dowladda galmudug, mudane cali daahir ciid, ayaa bogaadiyay in guud madaxweyne ku xigeenka dowladda galmudug, mudane cali daahir ciid, ayaa bogaadiyay in guud ahaan dadka galmudug umidooban u diyaar garoowga howlgallada | by galmudug state house.

Laascaanood (caasimada online) madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka soomaaliyeed ee galmudug mudane cali daahir ciid ayaa maanta kusii jeeda magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah. cali ciid ayaa hadda ku sugan magaalada garoowe, halkaas oo uu u tegay caleema saarka hoggaanka cusub ee puntland oo lagu madaxweyne ku xigeenka. Madaxweyne xigeenka, cali daahir ciid, ayaa soo saaray qoraal uu shaqada kaga joojinayo wasiirka arrimaha gudaha oo uu ku eedeeyay in uu xagal daaciyay dagaalkii lagula jiray alshabaab. Madaxweyne ku xigeenka galmudug mudane cali daahir ciid iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka amba baxaya garoowe waxaana ay ku sii jeedaan xarunta maamulka ssc khaatumo ee laascaanood. qaban qaabada soo dhawaynta madaxweyne ku xigeenka galmudug iyo wefdigiisa ayaa saaka ka socota laascaanood waxaana lagu wadaa in uu saacado kadib halkaasi tego. Golaha wasiirada ee galmudug oo ansixiyey miisaaniyadda 2024 ka “sawirro”. madaxweynaha dowlad goboleedka galmudug mudane axmed cabdi kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo ahaa kulan aan caadi aheyn oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka dowladda galmudug mudane cali daahir ciid. ugu horreyn shirka ayaa waxaa warbixin.

Comments are closed.