Ultimate Solution Hub

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Garoowe Lagu Soo Dhoweeyey Horseed

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka galmudug cali daahir ciid ayaa manta booqasho ku tagay magaalada garoowe ee caasimada puntland. madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee gen. maxamed abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa puntland ilyaas cusmaan lugatoor, madaxda goleyaasha dowladda iyo masuuliyiin kale. "ku soo dhawoow xamsa tv , oo ah xudunta aad ku kalsoon tahay ee wararka deg dega ah, sheekooyinka soo jiidashada leh, iyo falanqeyn mug leh. waxaa naga go'a.

Madaxweyne ku xigeenka galmudug oo ka qayb galaya caleema saarka madaxweynaha puntland ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada garoowe. madaxweyne ku xigeenka dowladda puntland mudane ilyaas cismaan lugatoor ayaa garoonka diyaaradaha ee gen. maxamed abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa galmudug mudane cali daahir ciid. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee gen. mohamed abshir airport garoowe kusoo dhoweeyay, madaxweyne ku xigeenka, axmed cilmi cismaan karaash, guddoonka golaha wakiillada, goleyaasha dowladda puntland, saraakiisha ciidamada, maamulka gobolka nugaal, kan degmada garoowe iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. A copyright laws and treaties. any unauthorised copy or re upload of this video is prohibited. no part of this video may be reproduced, or used in any form o. 3. goluhu wuxuu isku raacay dhameystirka siyaasadda qaran ee iibka hubka, degdegna loo horgeeyo golaha wasiiradda. 4. goluhu wuxuu sidoo kale isku raacay mamnuucidda iibinta iyo ka ganacsiga hubka. 5. wasaaradda caddaaladda iyo hay’adaha fulinta sharciga waxaa lagu adkeeyey in si degdeg ah maxkamad loo soo taago dhammaan dadka ku lugta leh.

A copyright laws and treaties. any unauthorised copy or re upload of this video is prohibited. no part of this video may be reproduced, or used in any form o. 3. goluhu wuxuu isku raacay dhameystirka siyaasadda qaran ee iibka hubka, degdegna loo horgeeyo golaha wasiiradda. 4. goluhu wuxuu sidoo kale isku raacay mamnuucidda iibinta iyo ka ganacsiga hubka. 5. wasaaradda caddaaladda iyo hay’adaha fulinta sharciga waxaa lagu adkeeyey in si degdeg ah maxkamad loo soo taago dhammaan dadka ku lugta leh. Magaalada garoowe ee caasimadda puntland waxaa maanta lagu soo dhaweeyay senator ilhaan cumar oo ka mid ah congress ka dalka mareykanka. ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiillada puntland cabdicasiis cabdullahi cismaan oo ay wehliyaan masuulyiinta ka tirsan goleyaasha dawladda iyo dadweyne fara badan ayaa garoonka diyaaradaha ee gen. maxamed abshir ku soo. Xafiiska madaxweyne kuxigeenka galmudug oo soo dhoweeyey maamulka cusub ee degmada caabudwaaq xaafiiska madexweyne ku xigeenka dowlada galmudug wuxuu soo dhaweynayaa una hambalyeynayaa gudomiyaha.

Magaalada garoowe ee caasimadda puntland waxaa maanta lagu soo dhaweeyay senator ilhaan cumar oo ka mid ah congress ka dalka mareykanka. ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiillada puntland cabdicasiis cabdullahi cismaan oo ay wehliyaan masuulyiinta ka tirsan goleyaasha dawladda iyo dadweyne fara badan ayaa garoonka diyaaradaha ee gen. maxamed abshir ku soo. Xafiiska madaxweyne kuxigeenka galmudug oo soo dhoweeyey maamulka cusub ee degmada caabudwaaq xaafiiska madexweyne ku xigeenka dowlada galmudug wuxuu soo dhaweynayaa una hambalyeynayaa gudomiyaha.

Comments are closed.