Ultimate Solution Hub

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Lagu Soo Dhoweeyey Magaalada Garoowe

Madaxweyne ku xigeenka galmudug oo ka qayb galaya caleema saarka madaxweynaha puntland ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada garoowe. madaxweyne ku xigeenka dowladda puntland mudane ilyaas cismaan lugatoor ayaa garoonka diyaaradaha ee gen. maxamed abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa galmudug mudane cali daahir ciid. "ku soo dhawoow xamsa tv , oo ah xudunta aad ku kalsoon tahay ee wararka deg dega ah, sheekooyinka soo jiidashada leh, iyo falanqeyn mug leh. waxaa naga go'a.

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka galmudug cali daahir ciid ayaa manta booqasho ku tagay magaalada garoowe ee caasimada puntland. madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee gen. maxamed abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa puntland ilyaas cusmaan lugatoor, madaxda goleyaasha dowladda iyo masuuliyiin kale. A copyright laws and treaties. any unauthorised copy or re upload of this video is prohibited. no part of this video may be reproduced, or used in any form o. Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha hirshabeelle ayaa maanta soo gaaray degmada moqokori ee gobalka hiiraan, waxaana ku wehlinayay madaxweyne ku xigeenka hirshabeelle, xubno ka kala tirsan golaha wasiirrada, barlamaanka hirshabeelle, guddoomiyaha gobalka shabeellada dhexe iyo saraakiisha ciidamada qalab ka sida. guddoomiyaha gobalka hiiraan, guddoomiyaha degmada moqokori iyo shacabka degmada. 31k views, 448 likes, 17 loves, 18 comments, 125 shares, facebook watch videos from sbc somali tv: madaxweyne ku xigeenka galmudug oo lagu soo dhaweeyay magaalada caabudwaaq.

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha hirshabeelle ayaa maanta soo gaaray degmada moqokori ee gobalka hiiraan, waxaana ku wehlinayay madaxweyne ku xigeenka hirshabeelle, xubno ka kala tirsan golaha wasiirrada, barlamaanka hirshabeelle, guddoomiyaha gobalka shabeellada dhexe iyo saraakiisha ciidamada qalab ka sida. guddoomiyaha gobalka hiiraan, guddoomiyaha degmada moqokori iyo shacabka degmada. 31k views, 448 likes, 17 loves, 18 comments, 125 shares, facebook watch videos from sbc somali tv: madaxweyne ku xigeenka galmudug oo lagu soo dhaweeyay magaalada caabudwaaq. Madaxweynaha hirshabeelle mudane cali guudlaawe xuseen iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada garoowe. madaxweyne cali guudlaawe ayaa ku casuman munaasabadda caleema saarka madaxweynaha la doortay ee puntland mudane siciid cabdullaahi deni oo lagu wado in ay garoowe ka qabsoonto khamiista todobaadkan. madaxweynaha. Garoowe (smn) – doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka puntland ayaa maanta ka dhaceysa magaalada garoowe ee xarunta gobolka nugaal. munaasabadda ayaa haatan kasii bilaabatay xarunta baarlamaanka oo ah halka lagu soo dooran doono hoggaanka cusub, waxaana kusii qulqulaya xildhibaanada iyo tartamayaasha.

Comments are closed.