Ultimate Solution Hub

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Oo Ku Sii Jeeda Laascaanood

madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Oo Ku Sii Jeeda Laascaanood
madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Oo Ku Sii Jeeda Laascaanood

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Oo Ku Sii Jeeda Laascaanood Laascaanood (caasimada online) madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka soomaaliyeed ee galmudug mudane cali daahir ciid ayaa maanta kusii jeeda magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah. cali ciid ayaa hadda ku sugan magaalada garoowe, halkaas oo uu u tegay caleema saarka hoggaanka cusub ee puntland oo lagu madaxweyne ku xigeenka. Madaxweyne ku xigeenka galmudug mudane cali daahir ciid iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka amba baxaya garoowe waxaana ay ku sii jeedaan xarunta maamulka ssc khaatumo ee laascaanood. qaban qaabada soo dhawaynta madaxweyne ku xigeenka galmudug iyo wefdigiisa ayaa saaka ka socota laascaanood waxaana lagu wadaa in uu saacado kadib halkaasi tego.

madaxweyne ku xigeenka Dowladda galmudug State House
madaxweyne ku xigeenka Dowladda galmudug State House

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Galmudug State House Kooban. tirada dadka ku dhintay dhulgariirada ku dhuftay turkiga iyo suuriya oo sare u sii kacday. dowladda burundi oo koox samatabixiyaal ah u dirtay turkiga. qaramada midoobey: dunidu waa ay. Madaxweyne xasan sheekh maxamuud ayaa tilmaamay in bulshada ku dhaqan deegaannada maamulka ssc khaatumo maanta looga baahan yahay in ay xoogga saaraan sidii loo ilaalin lahaa nabadda, wada. Khamiis, september, 7, 2023 (hol) madaxweyne ku xigeenka maamulka galmudug, cali daahir ciid ayaa ku adkaystay inay sharci tahay shaqo joojintii uu ku sameeyay wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka galmduug, cabdi waayeel. Khamiis, juun, 27, 2024 (hol) maamulka puntland ayaa baaq nabadeed kasoo saaray colaadda ka taagan galbeedka gobolka mudug, halkaas oo ay maanta ku dagaalamayaan maleyshiyaad kasoo kala jeeda puntland iyo galmudug, kuwaas oo isku haysta dhul daaqsimeed.

Comments are closed.