Ultimate Solution Hub

Mahad Salaad Oo Tagay Garoonka Ay Ciyaarta Ka Socota Iyo Dhalinyarada

Doorashada Kursiga Uu Banneeyay mahad salaad oo La Shaaciyay Xilliga ay
Doorashada Kursiga Uu Banneeyay mahad salaad oo La Shaaciyay Xilliga ay

Doorashada Kursiga Uu Banneeyay Mahad Salaad Oo La Shaaciyay Xilliga Ay Taliye mahad salaad oo tagay garoonka ay ciyaarta ka socota iyo dhalinyarada oo uu gacan qaaday. Mahad salaad ayaa sidoo kale sheegay in shalay ciidamo dhar cad lagu soo daabulay xarunta baarlamaanka, isagoo sheegay in arrintaas ay kala hadleen guddoomiyaha baarlamaanka, balse aysan ka helin.

mahad salaad oo Difaacdey Kursigiisa Golaha Shacabka
mahad salaad oo Difaacdey Kursigiisa Golaha Shacabka

Mahad Salaad Oo Difaacdey Kursigiisa Golaha Shacabka Mahad maxamed salaad oo la hadlay bbc da ayaa sheegay in madaxweyne xasan sheekh ay saaxiibo yihiin muddo 13 sano ah. markii ugu horeysay ayuu sheegay in kulmeen horaantii waqtigii la aasaasay. Muqdisho (caasimada online) taliyaha hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee nisa, mahad maxamed salaad ayaa maanta qaaday tallaabo deg deg ah oo ku aadan falkii wuxuushnimada ahaa ee lagu beegsday xulka koonfur galbeed soomaaliya. taliyaha oo booqasho ugu tegay ciyaariyahannada koonfur galbeed iyo hoggaankooda ayaa raalligelin buuxda ka siiyay falkii shalay lagula dhaqaaqay, kadib. Deg deg: mahad salaad iyo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha oo raali gelin ugu tagay xulka k galbeed. Haddana waxaan halkaan dib idinkugu xusuusineyaa halgankii dheeraa ee xildhibaan mahad salaad iyo fahad yaasiin dhex maray, xilligas oo mahad salaad uu adeegsan jiray baraha bulshada. qormada soo socota waa ugu horeysay, uguna xasaasineyd ee xildhibaan mahad salaad ka qoray kiiska ikraan 22 july 2021, kadib muddo bil ku dhowaad ah markii uu.

Comments are closed.