Ultimate Solution Hub

Nin Soomaali Ah Oo Iska Dhigay Gabar Oo La Qabtay Isagoo Dhoofi Raba

Daawo Muuqaalka nin iska dhigay Dumar Si Uu Imtixaanka Ugu Galo gabar
Daawo Muuqaalka nin iska dhigay Dumar Si Uu Imtixaanka Ugu Galo gabar

Daawo Muuqaalka Nin Iska Dhigay Dumar Si Uu Imtixaanka Ugu Galo Gabar Ankara (caasimada online) nin soomaali ah oo iska soo dhigay gabar, si uu ugu dhoofo baasaboor gabar leedahay ayaa 12 kii bishan lagu qabtay magaalada ankara ee dalka turkey, waxaa sidaas weriyey wargeyska daily sabah ee turkey. ninkan oo magaciisa lagu soo koobay ibrahim m. ayaa lagu qabtay garoonka diyaardaha esenboğa ee magaalada ankara, isaga soomaali iska dhigay gabar oo la qabtay. Gabadha wariyaha ah ayaa markii la qabtay sheegtay in dalkeeda oo aan ammaan ahayn awgiis ay isaga soo carartay, sidaasna ay isku arkeen ninkan tahriibinayay.

nin soomaali ah oo Taliyaha Policka Kenya Laga dhigay Ka Dib Cabsi Lag
nin soomaali ah oo Taliyaha Policka Kenya Laga dhigay Ka Dib Cabsi Lag

Nin Soomaali Ah Oo Taliyaha Policka Kenya Laga Dhigay Ka Dib Cabsi Lag About press copyright contact us creators advertise developers terms privacy policy & safety how works test new features nfl sunday ticket press copyright. “laga soo bilaabo dabayaaqadii sannadkii 2018 illaa laga soo gaaro bishii july 26 keedii ee sannadkii 2019, oo ahayd markii la xiray, axmed iyo cabdi, waxay maleegayeen ama qorshaynayeen sidii ay ugu socdaali lahaayeen dalka masar, si ay uga barbar dagaalamaan kooxda isis ee ka dhisnayd gacanka sinai” sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska xeer ilaalinta. Sida ay baahiyeen booliska soomaaliya, sayid cali macalin daa'uud oo ku eedeysan in uu dhawaan xaaskiisa ku gubay magaalada muqdisho ayaa gacanta waxaa lagu soo dhigay isagoo dhuumaaleysanaya. Saraakiisha jaamacadda baba farid university ayaa gacanta ku dhigay wiil da’yar oo sita dukumentiyo been ah kaas oo rabay inuu imtixaanka u galo gabar la rumeysan yahay inay tahay saaxiibtiis oo dhigata jaamacada. wiilkan oo la yiraahdo angrez singh wuxuu 7 janaayo soo galay hoolka imtixaanaadka isaga oo ku lebisan maryaha dumarka wuxuuna.

Comments are closed.