Ultimate Solution Hub

Puntland Oo Gabi Ahaanba Diiday Inay Ka Qayb Qaadato Doorashada

puntland Oo Gabi Ahaanba Diiday Inay Ka Qayb Qaadato Doorashada
puntland Oo Gabi Ahaanba Diiday Inay Ka Qayb Qaadato Doorashada

Puntland Oo Gabi Ahaanba Diiday Inay Ka Qayb Qaadato Doorashada Doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka oo ka socota puntland. guddiga kmg doorashooyinka puntland. dad saf ugu jira goobta ay codka ka dhiiban lahaayeen. waxaa deegaanada puntland si rasmi ah. Puntland iyo jubbaland ayaa si wada jir ah u soo magacaabay guddiyadoodii heer maamul goboleed ee ku matali lahaa doorashada soomaaliya, kaddib is mari waa muddo taagnaa oo u dhexeeyey dowladda.

puntland oo Ku Celisay In Aysan Gebi ahaanba qayb ka Ahayn Dagaalka
puntland oo Ku Celisay In Aysan Gebi ahaanba qayb ka Ahayn Dagaalka

Puntland Oo Ku Celisay In Aysan Gebi Ahaanba Qayb Ka Ahayn Dagaalka Tirinta codadka oo ka bilaabaty qaybo ka mid ah goobihii maanta laga codeeyey ee puntland. tirinta codadka doorashadii dowladaha hoose ee maanta ka dhacday puntland ayaa ka bilaabatay qaar ka mid. Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka puntland ayaa saaka oo isniin ah ka dhacaysa magaalada garoowe ee caasimadda puntland. tartanka doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka waxa isu diiwaan geliyay min 11 musharrax taasi oo tirada guud ka dhigaysa 22 musharrax balse warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in qaarkood ay tanaasuli doonaan ka hor inta aysan doorashada. Isimada dhaqanka ssc khaatumo ayaa maanta oo sabti ah ku dhawaaqay in aysan gebi ahaanba qayb ka ahayn arrimaha doorashada puntland ee 2024. go’aan rasmi ah oo ka soo baxay isimada dhaqanka ssc khaatumo ayaa lagu caddeeyay in aysan xuli doonin 17 kii xildhibaan ee baarlamanka puntland laga soo dooran jiray degaannada ssc. Golaha isimada dhaqanka ssc khaatumo ayaa sidoo kale go’aamiyay in aysan cid ka soo jeeda degaankooda u tartami karin doorashada soo socota ee 2024 madaxweyne ku xigeenka puntland. waxay isimada ssc ugu baaqeen xubnaha ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka doorashada puntland ee ka soo jeeda ssc in ay xilka iska casilaan.

Comments are closed.