Ultimate Solution Hub

Qiso Cajiib Ah Oo Dhexmartay Nin Mu Adan Ah Iyo Oday Gabar U Ka

Qiso cajiib ah oo dhexmartay labo arday oo isku fasal ah | qiso ku cibro qaadasho mudan | 🎤 zaki mohamud 💙fadlan nagu dhiirigali inaad muuqaalka like saar. Qiso cajiib ah oo dhexmartay nin kibirbadan iyo haweney maskiin ah.

About press copyright contact us creators press copyright contact us creators. Gaarinimada i yo daacadnimad “qiso cajiib ah oo dhexmartay siciid binu musayib & abuu wadaaca qisadan soo socotaa waxa ay dhex martay siciid binu musayib oo ka mid ahaa taabiciyiintii iyo abuu wadaaca. Nin masiixi ah ayaa waxa uu gurigiisa ku casuumay nin muslim ah, oo ay aqoon guud ay ka dhaxeysay. masiixigii ayaa soo qabtay canab, waxa uuna u keenay muslimkii. muslimkii ayaa cunabkii cunay waxyar ka dib, hadana waxa uu u keenay, khamri. muslimkii ayaa yiri: xaaram waye khamriga, mana ii banaano in aan cabo. masiixigii ayaa yiri: alla maxaan idinla yaabay, dadkiinan muslimiinta ah, canab. Qiso jacayl murugo leh oo wiil iyo gabadh soomaali ah ku dhexmartay xajka. waa wiil soomaaliyeed oo reer hargeysa ah, hase ahaatee, xilli xilliyada ka mid ah cumro u tagay xajka barakaysan ee maka.

Nin masiixi ah ayaa waxa uu gurigiisa ku casuumay nin muslim ah, oo ay aqoon guud ay ka dhaxeysay. masiixigii ayaa soo qabtay canab, waxa uuna u keenay muslimkii. muslimkii ayaa cunabkii cunay waxyar ka dib, hadana waxa uu u keenay, khamri. muslimkii ayaa yiri: xaaram waye khamriga, mana ii banaano in aan cabo. masiixigii ayaa yiri: alla maxaan idinla yaabay, dadkiinan muslimiinta ah, canab. Qiso jacayl murugo leh oo wiil iyo gabadh soomaali ah ku dhexmartay xajka. waa wiil soomaaliyeed oo reer hargeysa ah, hase ahaatee, xilli xilliyada ka mid ah cumro u tagay xajka barakaysan ee maka. Kulan saxaafadeed ayaa nin ganacsade si weyn looga yaqaano dalka isu taga imaaraadka carabta lagu weydiiyey taariikh soo martay noloshiisa oo uusan marna hilmaami karin, wuxuuna ku jawaabay sidatan: habeen habeenada ka mid ah ayaan dareemay welwel iyo caajis, markaasan is iri buu yiri wax xoogaa soo luga baxso oo leyrta soo qaado, intii aan socday ayaan arkay masaajid, markaasaan go'aansaday. 88k views, 7.2k likes, 689 loves, 31 comments, 1.9k shares, facebook watch videos from muxaadaro media: qiso wiil yar iyo boqorkii magalada xakumayey qiso dhexmartay | sh mustafe xaaji ismaciil qiso wiil yar iyo boqorkii magalada xakumayey qiso dhexmartay oo cajiib ah | sh mustafe xaaji ismaciil | qiso wiil yar iyo boqorkii magalada xakumayey qiso dhexmartay | sh mustafe xaaji ismaciil | by.

Comments are closed.