Ultimate Solution Hub

Sheeko Gaaban Part 4 Youtube

sheeko gaaban Ma Dhaqde Mana Dhige youtube
sheeko gaaban Ma Dhaqde Mana Dhige youtube

Sheeko Gaaban Ma Dhaqde Mana Dhige Youtube Waa sheeko gaaban oo ka hadleysa dhibaatada raga qaar caruurtooda ku dayacaan. laakiin nabsigu waa wax jira, dumarka inta badana waxeey ku guuleystaan ineey. Sinji quursi waa taxane gaaban oo ka saleeysan dhaqan fool xun oo soojireen ah iyo heyb sooc jahli xambaarsan. reer dudaaye iyo ilmo bustaale maxaa kala qab.

sheeko gaaban Ninkii Waynaa Iyo Gabadhii youtube
sheeko gaaban Ninkii Waynaa Iyo Gabadhii youtube

Sheeko Gaaban Ninkii Waynaa Iyo Gabadhii Youtube Qiyaano dumar waa sheeko gaaban oo dhab ah. waxeey dhex martay laba gabdhood oo saaxiibo ah, midna qiyaano wadato tan kalena daacad u tahay. Soomaaliya oo in ka badan soddon sano ay wali ka jiraan colaado ayaa waxaa marar badan laga tabiyaa warar la xariira dagaallo, barakac, baahi, balse sanidihii u danbeeyay waxay u egtahay in. Shalaay dumar waa sheeko ku saleeysan qiso dhab ah. waxey ka hadleysaa sida dumar badan oo gurigooda ku asturan reerkooda u burburo kadib markeey faraqa ku x. Sheeko gaaban. maxamedsheekafguun janaayo 2, 2021 sheekooyin. sheeko gaaban. waa mar kale iyo taxenihii ahaa “rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.”. waxaan maanta soo qaadanaynaa sheeko ka mid ah sheekooyinkii badnaa ee lagu qaadan jiray dugsiyadii soomaaliya. waxaa sheekadan gaar ahaan lagu baran jiray fasalka koowaad ee dugsiga sare.

Comments are closed.