Ultimate Solution Hub

Sheeko Gaaban Saanbuusihii Ramadaanta Iyo Gabdhihii

sheeko gaaban Ninkii Waynaa iyo Gabadhii Youtube
sheeko gaaban Ninkii Waynaa iyo Gabadhii Youtube

Sheeko Gaaban Ninkii Waynaa Iyo Gabadhii Youtube Subscribe my channel thanks for all things you give me. Hordhac. buuggan guud ahaan wuxuu dulmarayaa suugaanta iyo qaybaheeda, dabadeed uga weecanayaa habka qoraalka sheekada gaaban. wuxuu buuggu si ballaaran u dhex gelayaa xubnaha sheekada gaaban iyo taariikhdii ay soo martay. waxaa kaloo buugga ku daabacan sheeko gaaban oo aad u xiiso badan.

sheeko Gaaban Saanbuusihii Ramadaanta Iyo Gabdhihii Youtube
sheeko Gaaban Saanbuusihii Ramadaanta Iyo Gabdhihii Youtube

Sheeko Gaaban Saanbuusihii Ramadaanta Iyo Gabdhihii Youtube Sheeko gaaban. maxamedsheekafguun janaayo 2, 2021 sheekooyin. sheeko gaaban. waa mar kale iyo taxenihii ahaa “rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.”. waxaan maanta soo qaadanaynaa sheeko ka mid ah sheekooyinkii badnaa ee lagu qaadan jiray dugsiyadii soomaaliya. waxaa sheekadan gaar ahaan lagu baran jiray fasalka koowaad ee dugsiga sare. July 26, 2024. raadreeb. go’iddii diiriye. sheeko gaaban. w.q: barkhadle wardoon. goiddii diiriye sheeko gaaban degso. magaalada oo dagaal ka socda ayuu diiriye soo galay. waxaa lala dagaallamaya kaligiitaliyaha dalka ka taliyo, sababta loola dagaallamayana, waxa ay ugu sheegeen inuu yahay kaligiitaliye ku soo duulay tolkiisa ayna habboon. Waa ka dib burburkii dawladdii dhexe ee soomaaliya iyo dharaartii uu joogsadey dagaalkii sokeeye. waxa maalmahaas hargeysa ka hirgashey nabad la isku halleyn karo. xaaladda magaalada rajo ayey yeelatay. ifafaalo fiican iyo soo kabasho ayaa jirtay. waa bilowgii 1996kii. dadkii ka qaxey magaalada ayaa maalin ba reer soo laabanayey. (sheeko gaaban) seynab ugbaad. carruurtiisa iyo ooridiisa oo guriga wada jooga ayuu aw diiriye, go’aansaday in uu la wadaago, hadal uu shan iyo toban gu’ood ku dhowaad laabtiisa ku qafilay, kuna qarinayay. xaaskiisa biyood iyo afarteedii carruurood ayaa odayga baxnaano u garab jooga.

Comments are closed.