Ultimate Solution Hub

Todobaadleheena Twitter Space Caawa Waxaa Marti Noogu Ah Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Cali Daahir

Ku soo dhowaada sntv daljir kala soco wararka, barnaamijyada iyo dhacdooyinka xoreynta dalka iyo falanqeyn ku saabsan soomaaliya ka xor ah argagixisada.item. Ku soo dhowaada sntv kala soco warar, barnaamijyo iyo falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.item id: fcvnsmlauthor username:.

Barnaamijka twitter space ee sntv caawa waxaa marti noogu ah madaxweyne ku xigeenka galmudug mudane cali daahir ciid. guulaha laga gaaray dagaalka. Madaxweynaha galmudug mudane axmed cabdi kaariye ayaa guddi wasaiirro ah u magacaabay xal u raadinta colaadda waqooyiga gobolka galgaduud. madaxweyne qoor qoor ayaa guddi ka kooban shan wasiir u magacaabay xal u raadinta colaadda u dhaxaysa beelaha wada dega inta u dhaxaysa degmooyinka caabudwaaq iyo xeraale ee waqooyiga gobolka galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka galmudug cali daahir ciid ayaa manta booqasho ku tagay magaalada garoowe ee caasimada puntland. madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee gen. maxamed abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa puntland ilyaas cusmaan lugatoor, madaxda goleyaasha dowladda iyo masuuliyiin kale. Toos:dooda furan caawa waxaa marti noogu ah xildhibaano ka tirsan golaha shacabka waxaa diirada lagu saari doonaa wax ka badalka dastuurka, si aad ugu.

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka galmudug cali daahir ciid ayaa manta booqasho ku tagay magaalada garoowe ee caasimada puntland. madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee gen. maxamed abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa puntland ilyaas cusmaan lugatoor, madaxda goleyaasha dowladda iyo masuuliyiin kale. Toos:dooda furan caawa waxaa marti noogu ah xildhibaano ka tirsan golaha shacabka waxaa diirada lagu saari doonaa wax ka badalka dastuurka, si aad ugu. Madaxweyne ku xigeenka galmudug, mudane cali daahir ciid” amniga iyo hormarka soomaaliya waxaa caqabad ku ah al shabaab”. Waxaa barnaamijka marti ku ah madaxweyne ku xigeenka galmudug cali daahir ciid, wuxuuna barnaamijka wicitaanka dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xalaadda amni iyo midda guud ee maamulka goboleedka galmudug, oo ay dhowaanahan kusoo badanayeen weerarada ay fuliso kooxda al shabaab.

Comments are closed.