Ultimate Solution Hub

Wararka Maanta Arbaco Sept 7 2016 Madaxweynaha Somalia Oo Go Aanno

wararka Maanta Arbaco Sept 7 2016 Madaxweynaha Somalia Oo Go Aanno
wararka Maanta Arbaco Sept 7 2016 Madaxweynaha Somalia Oo Go Aanno

Wararka Maanta Arbaco Sept 7 2016 Madaxweynaha Somalia Oo Go Aanno Arbaco, september 07, 2016 (hol) — kooxo hubeysan, ayaa magaalada caabud waaq ee gobolka galguduud ku dilay laba nabaddoon oo lagu kala magacaabi jiray, fanax aadan iyo sidoo kale maxamed barre diini, waxayna sidoo kalena dableydani dhaawaceen sagaal qof oo ay ku jiraan saddex dumar ah iyo laba naddoon oo kale. Arbaco, september 14, 2016 (hol) — madaxweynaha somalia xasan sheekh ayaa maanta ku wajahan degmada jowhar ee gobolka shabeellada dhexe, si uu boorka uga jafo dhisaha maamulka hiiraan iyo shabeellada dhexe oo dhawaanahan hakad ku jiray, isla markaana ay kasoo horjeesteen duubabka dhaqanka gobolka hiiraan qaarkood.

wararka maanta arbaco sept 14 2016 madaxweynaha somalia Iy
wararka maanta arbaco sept 14 2016 madaxweynaha somalia Iy

Wararka Maanta Arbaco Sept 14 2016 Madaxweynaha Somalia Iy Arbaco, september, 8, 2021 (hol) madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi, ayaa kulan ku saabsan horumarinta ganacsiga, dekedda berbera iyo kastamada la yeeshay masuuliyiin ka kala socday shirkadda tmea, xafiiska horumarinta mashaariicaha uk iyo xafiiska ingiriiska ee somaliland. Wararka maanta arbaco, sept 7 , 2016 dawlada soomaaliya oo sheegay in gobernatooraha meru uu sabab u noqday mamnuucida la mamnuucay qaadka arbaco, sitember 07, 2016 (hol) dawlada soomaaliya ayaa sheegtay in mamnuucida ay ku soo rogtay qaadkii kenya soomaaliya uga imaan jiray gobernatooraha degmada meru uu sabab u ahaa. Arboco, september 08, 2016 (hol) – kasoo qeyb galka kalfadhiyada ba arlamaanka si loo guto matalaadda shacabka iyo kormeerka dawlada waa arrin caqabad ku ah dal walba. dalka soomaaliya oo ay 25 sanno hannaan dowladeed uusan ka jirin, ka soo qayb gal buuxa ee fadhiyada baarlamaanka waa arrin muhiim u ah shacabka soomaaliyeed. Arbaco, september 09, 2015 (hol) — dowladda soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay inay soo dhaweynayso go’aankii ay shalay dowladda mareykanku ku dhawaaqday, kaasoo ahaa inay dib u billowday howllaheedii siyaasadeed ee soomaaliya muddo fog kaddib. madaxweynaha somalia, xasan sh.

wararka maanta arbaco Dec 7 2016 Madaxweyne Xasan oo Kulan Gaar
wararka maanta arbaco Dec 7 2016 Madaxweyne Xasan oo Kulan Gaar

Wararka Maanta Arbaco Dec 7 2016 Madaxweyne Xasan Oo Kulan Gaar Arboco, september 08, 2016 (hol) – kasoo qeyb galka kalfadhiyada ba arlamaanka si loo guto matalaadda shacabka iyo kormeerka dawlada waa arrin caqabad ku ah dal walba. dalka soomaaliya oo ay 25 sanno hannaan dowladeed uusan ka jirin, ka soo qayb gal buuxa ee fadhiyada baarlamaanka waa arrin muhiim u ah shacabka soomaaliyeed. Arbaco, september 09, 2015 (hol) — dowladda soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay inay soo dhaweynayso go’aankii ay shalay dowladda mareykanku ku dhawaaqday, kaasoo ahaa inay dib u billowday howllaheedii siyaasadeed ee soomaaliya muddo fog kaddib. madaxweynaha somalia, xasan sh. Arbaco, september 07, 2011 (hol) madaxweynaha soomaaliya sheekh shariif sheekh axmed oo ay wehliyaan xubno ka tirsan dkmg ah ayaa maanta socod kusoo maray degmooyinka muqdisho qaarkood, isagoo halkaas kula hadlay dadweynihii ku sugnaa. Wararka maanta arbaco, sept 7 , 2022 madaxweyne xasan sheekh oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka banaadir arbaco, september, 7, 2022 (hol) madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa u magacaabay yuusuf xuseen jimcaale, inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir iyo duqa caasimadda muqdisho.

Comments are closed.