Ultimate Solution Hub

Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha Oo Xilkii La

wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha Oo Xilkii La
wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha Oo Xilkii La

Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha Oo Xilkii La Kala soco warar iyo barnaamijyo hufan, doodo ku salaysan xaqiiqda, barnaamijyo arrimaha bulshada ah oo tayadoodu heer sarayso | kala soo xidhiidh mm somali. Agaasimaha cusub ee wasaarada horumarinta biyaha nafiisa maxamuud shirwac oo hadal ka jeedisay halkaas ayaa waxa ay tilmaantay in cadaalad ku maamuli doonto wasaarada.waxaana ay tidhi”waxaan idin balanqaadayaa in aan wasaaradda ku maamuli doono hab cadaalad ah,waxaana aan uga mahadnaqayaa madaxweynaha somaliland muese biixi cabdi oo igmaday.

Wasiirka cusub ee Wasaardda biyaha Jsl Iyo wasiir Kuxigeenka wasaaraddaођ
Wasiirka cusub ee Wasaardda biyaha Jsl Iyo wasiir Kuxigeenka wasaaraddaођ

Wasiirka Cusub Ee Wasaardda Biyaha Jsl Iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaraddaођ Wasiirka cusub ee wasaardda biyaha jsl iyo wasiir kuxigeenka wasaaradda oo xilkii la wareegay. sep 12, 2021. waxaa si rami ah xilkii ula kala wareegay wsiirkii hore wasaaradda horumarinta khayraadka biyaha maxamed muuse diiriye iyo wasiirka cusub mudane cali xasan maxamed iyo wasiir kuxigeenka cusub mudane siciid xasan jibriil, munaasabadan oo. Hargeisa 09 sept,2021(whm) wasiirka wasaaradda h. maaliyadda dr. sacad cali shire ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda md. muuse ibraahim yusuf (salaf) oo loo maagacabay wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga, warshaddaha & dalxiiska iyo wasiir ku xigeenka cusub ee loo soo magacaabay wasaaradda h. maaliyadda marwo: rooda jaamac cilmi.munaasibadda xil. Waxa madashaasi ka hadlay wasiirka cusub ee wasaaradda horumarinta maaliyadda md yuusuf maxamed cabdi, wasiirkii hore marwo samsam cabdi aadan, wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradaasi maxamed daahir axmed, agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda, wasiir ku xigeenkii iyo wasiiru dawlihii hore ee wasaaradaasi, xildhibaano iyo masuuliyiin kale, kuwaas oo dhamaantood ku wada dheeraaday mihiimada. Wasiir ku xigeenka wasaaradda horumarinta biyaha somaliland oo xilkii u kala wareejiyay maareeyihii hore ee wakaalada biyaha burco iyo maareeyaha cusub .

Comments are closed.