Ultimate Solution Hub

Weesada Maxaa Jabiya

weesada Maxaa Jabiya Youtube
weesada Maxaa Jabiya Youtube

Weesada Maxaa Jabiya Youtube Dr. cabdiqani al qardaawi. Si aad u akhrisato riix halkan: gaaldiid sermon waysadu miyey ku jabaysaa taabashada dumarka 💥 fadlan khayrka sii faafi 💖 👍💥 play.g.

Beerka Geela weesada Ma Jabiyaa Youtube
Beerka Geela weesada Ma Jabiyaa Youtube

Beerka Geela Weesada Ma Jabiyaa Youtube #albadarchannel #sheekhmustafa #muxaadaro #qiso #qisooyin #subscribe ku soo dhawaada albadar channel please subscribe saaro oo ka mid noqo walaalaha k. Gaaldiid waa bog u adeega bulshada muslimka ah gaar ahaan umada soomaaliyeed. wix ii faahfaahina ku dhufo sawirka si aad u akhrisato. Waysada waxa jabiya dhawr arrimood oo qaarna laysku waafaqsanyahay kuwo kalena laysku khilaafyahayahay, waxyaalaha buriya waysada waxa kamid ah: 1: wixii kasoo baxa labada jid (kaadi, saxaro ama neef) waxaana u daliila aayada quraanka ah: (أو جاء أحد منكم من الغائط ) [النساء: 43] iyo xadiiskii nabiga [“فلا. Haa, beerka geelu wuu jabiyaa waysada maxaa yeelay hilibka geela ayuu kamid yahay, waxaana lamid ah hilibka ku jira saanbuus, saandaweejka iwm. waxaana u daliila xadiiska jaabir: (حديث جابر ، سئل النبي صلى الله عليه وسلم أنتوضأ من لحوم الإبل ؟.

Comments are closed.