Ultimate Solution Hub

Xasan Sheekh Maxamuud Oo Loo Doortay Madaxweynaha 10 Aad Ee Jfs вђ Radio

xasan sheekh maxamuud oo loo doortay madaxweynaha 10
xasan sheekh maxamuud oo loo doortay madaxweynaha 10

Xasan Sheekh Maxamuud Oo Loo Doortay Madaxweynaha 10 Akhriso: taariikhda madaxweynaha 10 aad ee soomaaliya xasan sheekh maxamuud. may 16, 2022. 0. waxaa caawa madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliya loo doortay xasan sheekh maxamuud oo horay u soo noqday madaxweynihii 8 aad ee soomaaliya, intii u dhaxeysay sanadihii 2012—2017 kii. xasan sheekh oo ku guuleystay in dowladii uu. Xasan sheekh maxamuud ayaa markale loo doortay madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda federaalka soomaaliya, kadib markii uu wareegga saddexaad uga adkaaday madaxweynihii hore maxamed cabdullaahi farmaajo. xasan sheekh maxamuud ayaa helay 214 cod, halka maxamed cabdullaahi farmaajo helay 110 cod, 327 xildhibaan ayaana codka dhiibtay.

Akhriso Taariikhda madaxweynaha 10 aad ee Soomaaliya xasan sheekhођ
Akhriso Taariikhda madaxweynaha 10 aad ee Soomaaliya xasan sheekhођ

Akhriso Taariikhda Madaxweynaha 10 Aad Ee Soomaaliya Xasan Sheekhођ Madaxweyne xasan sheekh maxamuud oo 15 kii may loo doortay madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda dimuqraadiga federaalka soomaaliya kaddib marki cod aqlabiyad ah uu wareeggi seddexaad uga. Xasan sheekh maxamuud. xasan sheekh maxamuud; dhashay 29 noofambar 1955) [1] waa siyaasi soomaaliyeed oo u shaqaynayey 022. [2] waa aasaasihii iyo guddoomiyaha xisbiga midowga nabadda iyo horumarka . waxaa loo doortay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliya 15 kii may 2022, isagoo ka guuleystay madaxweynaha hadda talada haya ee maxamed. Waxaa codeysay 328 xildhibana ee labada aqal ee baarlamaanka. waxaa doorashada u tartantay in ka badan 30 murashax uu ku haray wareeggii koowad iyo labaad ee codbixinta oo ahayd mid aad u adag. xasan sheekh maxamuud ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreeyey dib loogu doorto xilka ugu sarreeya ee dalka. Xasan sheekh maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha cusub ee soomaaliya, muddada afarta sano ah ee soo socota kadib doorasho qaadatay in ka badan 10 saac oo ka dhacday muqdisho.

xasan sheekh oo loo doortay madaxweynaha 10aad ee Soomaali
xasan sheekh oo loo doortay madaxweynaha 10aad ee Soomaali

Xasan Sheekh Oo Loo Doortay Madaxweynaha 10aad Ee Soomaali Waxaa codeysay 328 xildhibana ee labada aqal ee baarlamaanka. waxaa doorashada u tartantay in ka badan 30 murashax uu ku haray wareeggii koowad iyo labaad ee codbixinta oo ahayd mid aad u adag. xasan sheekh maxamuud ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreeyey dib loogu doorto xilka ugu sarreeya ee dalka. Xasan sheekh maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha cusub ee soomaaliya, muddada afarta sano ah ee soo socota kadib doorasho qaadatay in ka badan 10 saac oo ka dhacday muqdisho. Muqdisho (caasimada online) waxaa caawa madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliya loo doortay xasan sheekh maxamuud oo horay u soo noqday madaxweynihii 8 aad ee soomaaliya, intii u dhaxeysay sanadihii 2012—2017 kii. xasan sheekh oo ku guuleystay in dowladii uu hoggaaminayey ay rasmi noqoto oo ka baxdo kmg, burburkii kadib, wuxuu caawa noqday madaxeynaha 10 aad ee soomaaliya, waxaana. Ugu dambeyntina xasan sheekh maxamuud waxaa u suura gashay inuu kursiga madaxweynaha 10 aad ee soomaaliya uu ku guuleysto isaga oo helay 214 cod halka farmaajana uu helay 110 cod, iyada oo ay.

xasan sheekh maxamuud oo Markale loo doortay madaxweynaha
xasan sheekh maxamuud oo Markale loo doortay madaxweynaha

Xasan Sheekh Maxamuud Oo Markale Loo Doortay Madaxweynaha Muqdisho (caasimada online) waxaa caawa madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliya loo doortay xasan sheekh maxamuud oo horay u soo noqday madaxweynihii 8 aad ee soomaaliya, intii u dhaxeysay sanadihii 2012—2017 kii. xasan sheekh oo ku guuleystay in dowladii uu hoggaaminayey ay rasmi noqoto oo ka baxdo kmg, burburkii kadib, wuxuu caawa noqday madaxeynaha 10 aad ee soomaaliya, waxaana. Ugu dambeyntina xasan sheekh maxamuud waxaa u suura gashay inuu kursiga madaxweynaha 10 aad ee soomaaliya uu ku guuleysto isaga oo helay 214 cod halka farmaajana uu helay 110 cod, iyada oo ay.

Natiijo xasan sheekh maxamuud oo loo doortay madaxweynaha
Natiijo xasan sheekh maxamuud oo loo doortay madaxweynaha

Natiijo Xasan Sheekh Maxamuud Oo Loo Doortay Madaxweynaha

Comments are closed.