Ultimate Solution Hub

Xog Cabdirisaaq Khaliif Iyo Muuse Biixi Oo Ku Kala Tegay Dagaalka

Hargeysa (caasimada online) – xog lagu kalsoon yahay oo aan helnay ayaa sheegaysa in khilaaf xooggan uu soo kala dhex galay madaxweynaha somaliland muuse biixi iyo cabdirisaaq khaliif, oo ah guddoomiyaha golaha wakiilada somaliland. wararka ayaa sheegaya in khilaafkan uu salka ku hayo dagaalka ka socda magaalada laascaanood, ayada oo. Guddoomiyaha golaha wakiillada jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee somaliland, cabdirisaaq khaliif axmed, ayaa isagoo ku sugan gudaha magaalada laasacaanood waxa uu sheegay in.

Taariikhda muuse biixi oo kooban. muse biixi cabdi sida oo kale waa guddoomiyaha xisbiga talada haya somaliland, wuxuu ku dhashay miyiga hargeysa 1948.uxuu u sheegay bbc da in uu waxabarashadiisii. Muuse biixi cabdi waxa uu ka hadlayay xuska sannad guurada 61 aad ee ka soo wareegatay markii gobolladii waqooyi ee soomaaliya oo hadda ah somaliland ee, ay xoriyadda ka qaateen gumaystihii. Cabdirisaaq khaliif oo madaxweyne biixi ku eedeeyay in uu dab ka dhex shidayo beelo walaalo ah jimco, november, 10, 2023 (hol) guddoomiyihii hore ee golaha wakiilada somaliland cabdirisaaq khaliif axmed, ayaa dagaaladii shalay iyo daraad ka dhacay gobolka sool ku eedeeyay madaxweynaha somaliland. Garoowe (caasimada online) guddoomiyihii hore ee golaha wakiilada somaliland, cabdirisaaq khaliif axmed oo munaasabadda kowda luulyo uga qayb galay magaalada garoowe ayaa si adag uga hadlay dagaalka weli ka socda gudaha magaalada laascaanood. ugu horreyn khaliif oo indhowanahaan ku sugnaa magaalada garoowe ayaa puntland uga mahadceliyay garab istaaga ay u muujisay dadka reer laascaanood.

Cabdirisaaq khaliif oo madaxweyne biixi ku eedeeyay in uu dab ka dhex shidayo beelo walaalo ah jimco, november, 10, 2023 (hol) guddoomiyihii hore ee golaha wakiilada somaliland cabdirisaaq khaliif axmed, ayaa dagaaladii shalay iyo daraad ka dhacay gobolka sool ku eedeeyay madaxweynaha somaliland. Garoowe (caasimada online) guddoomiyihii hore ee golaha wakiilada somaliland, cabdirisaaq khaliif axmed oo munaasabadda kowda luulyo uga qayb galay magaalada garoowe ayaa si adag uga hadlay dagaalka weli ka socda gudaha magaalada laascaanood. ugu horreyn khaliif oo indhowanahaan ku sugnaa magaalada garoowe ayaa puntland uga mahadceliyay garab istaaga ay u muujisay dadka reer laascaanood. Cabdirisaaq khaliif iyo muuse biixi oo isku fahmi la’ xalka dagaalka laascaanood. xogo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaysa in is faham waa xooggan soo kala dhex galay cabdirisaaq khaliif iyo muuse biixi. guddoomiyaha baarlamanka somaliland cabdirisaaq khaliif ayaa sida la sheegayo taliska muuse biixi ka dalbaday in ciidamada laga saaro gobolka. Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland, mudane muuse biixi cabdi waxa uu caddeeyey inay in heshiisku tilmaamayo inay ethiopia noqoto dalka ugu horreeya ee somaliland dawladnimadeeda ictiraafa, ethiopia na kiraysan doonto goobo somaliland ah oo cabbirkoodu sugan yahay, loona raacayo qawaaniinta caalamka ee la isla yaqaanno, waxana uu yidhi,“dawladaha somaliland iyo ethiopia waxa ay ku.

Cabdirisaaq khaliif iyo muuse biixi oo isku fahmi la’ xalka dagaalka laascaanood. xogo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaysa in is faham waa xooggan soo kala dhex galay cabdirisaaq khaliif iyo muuse biixi. guddoomiyaha baarlamanka somaliland cabdirisaaq khaliif ayaa sida la sheegayo taliska muuse biixi ka dalbaday in ciidamada laga saaro gobolka. Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland, mudane muuse biixi cabdi waxa uu caddeeyey inay in heshiisku tilmaamayo inay ethiopia noqoto dalka ugu horreeya ee somaliland dawladnimadeeda ictiraafa, ethiopia na kiraysan doonto goobo somaliland ah oo cabbirkoodu sugan yahay, loona raacayo qawaaniinta caalamka ee la isla yaqaanno, waxana uu yidhi,“dawladaha somaliland iyo ethiopia waxa ay ku.

Comments are closed.