Ultimate Solution Hub

Xog Muuse Biixi Oo Ku Wajahan Duleedka Laascaanood Kadib Markii Uu Si

xog Muuse Biixi Oo Ku Wajahan Duleedka Laascaanood Kadib Markii Uu Si
xog Muuse Biixi Oo Ku Wajahan Duleedka Laascaanood Kadib Markii Uu Si

Xog Muuse Biixi Oo Ku Wajahan Duleedka Laascaanood Kadib Markii Uu Si Hargeysa (caasimada online) madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa safar aan hore loo sii shaacin ku tegay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer, sida ay ogaatay caasimada online. madaxweyne muuse biixi ayaa waxa la sheegay inuu qorsheynayo in halkaasi uga sii gudbo gobolka sool, gaar ahaan saldhiga goojacadde ee ku yaalla duleedka magaalada laascaanood xog: muuse biixi oo ku. Taariikhda muuse biixi oo kooban. muse biixi cabdi sida oo kale waa guddoomiyaha xisbiga talada haya somaliland, wuxuu ku dhashay miyiga hargeysa 1948.uxuu u sheegay bbc da in uu waxabarashadiisii.

muuse biixi oo U Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xog
muuse biixi oo U Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xog

Muuse Biixi Oo U Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Xog Dhinaca kale dagaal ayaa saaka ka qarxay degaannada tuulo samakaab iyo dhamasaar oo galbeedka ka xiga magaalada laascaanood, wuxuuna dagaalka dhex marayaa ciidamada ssc khaatumo iyo somaliland. wararka ayaa sheegaya in ciidamada ssc ay weerar ku qaadeen dhulka galbeedka magaalada laascaanood oo ah marinka ciidamada somaliland ee saldhigooda ugu. Qarax lala beegsaday masuuliyiin ku sugnaa magaalada baardheere. muuse biixi oo ka hadlay xaalaada magaalada laacaanood. tebin toos ah. warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan. 17:22 14. Muuse biixi intaasi waxi ka danbeyey waxa uu u xuubsiibtay dhankii kacdoonkii xaq u dirirka ee snm. xiligii uu qaatay go’aankii snm waxa uu ku guda jiray waxbarashadii u markaa u joogay waddanka maraykaynka oo bil keliyi uga hadhsantahay in uu dhameeyo soona afjaro.muuse biixi intii uu maraykanka ku sugnaa waxa ay xidhiidh hoose lahaayeen raximullah maxamed xaashi lixle oo ay balan hoose. Bayaan kasoo baxay midowga yurub ayaa lagu sheegay inay madaxweyne muuse biixi kala hadleen dagaalka magaalada laascaanood iyo sameynta xooggan ee uu ku leeyahay shacabka, sidoo kalena ay lasoo qaadeen walaaca ay ka qabaan doorashooyinka dib u dhacay ee somaliland. “saaxiibada waxay xuseen in xaaladdan walaaca leh ay si dhab ah u saameyneyso.

Comments are closed.