Ultimate Solution Hub

Xog Shariif Oo Maanta Ku Wajahan Jowhar Ujeedka

xog Shariif Oo Maanta Ku Wajahan Jowhar Ujeedka
xog Shariif Oo Maanta Ku Wajahan Jowhar Ujeedka

Xog Shariif Oo Maanta Ku Wajahan Jowhar Ujeedka Muqdisho (caasimada online) madaxweynihii hore ee dalka shariif sheekh axmed ayaa maanta oo axad ah u ambabaxaya magaalada jowhar ee xarunta dowladda hirshabeelle, sida ay ilo wareedyo u xaqiijiyeen caasimada online. ujeedada socdaalka sheekh shariif ayaa lagu sheegay sidii uu halkaasi uga soo qaadan lahaa kursiga xildhibaan hop146 ee beeshiisa saami qeybsiga ay u leedahay. xog: shariif oo. Jowhar (caasimada online) madaxweynihii hore ee dowladdii kmg aheyd sheekh shariif sheekh axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe, halkaas oo laga dareemayo soo dhoweyntiisa. warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in saacadaha soo socda uu sheekh shariif tegi doono gudaha magaaladaasi oo ay ka socoto xog: sheekh shariif oo ku.

xog Xamza oo ku wajahan Kismaayo ujeedka
xog Xamza oo ku wajahan Kismaayo ujeedka

Xog Xamza Oo Ku Wajahan Kismaayo Ujeedka Garoowe (caasimada online) madaxweynaha maamul goboleedka puntland, saciid cabdullahi deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada dubai ee caasimada dalka isu tegga imaaraadka carabta oo ay booqasho uga bilaaban doonto. ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo xaqiijiyay safarka saciid deni ee imaaraadka carabta, kaas oo uu maanta uga bixi doono xog: madaxweyne deni oo. Madaxweynaha dowlad goboleedka puntland mudane siciid cabdullaahi deni oo maalmihii lasoo dhaafay safar gaar ah ugu maqnaa dalka isutagga imaaraadka carabta, ayaa ku wajahan magaalada nairobi ee caasimadda dalka kenya. siciid deni ayaa wararku sheegayaan in magaalada nairobi u imaanayo sidii uu kulamo kala duwan ula qaadan lahaa wakiillo katirsan. Madaxweynihii hore ee soomaaliya sheekh shariif sh axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta mar kale waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada jowhar ee xarunta maamulka hirshabeelle. ujeedka safarka sheekh shariif ayaa waxaa uu yahay mid la xiriira arrimo dib u heshiisiin iyo sidii loo xalin lahaa tabashada ay qabaan dadka kasoo jeera gobolka hiiraan ee ku aadan dhismaha cusub ee dowlad. Wasiirka arrimaha dibadda dowladda fs mudane abshir cumar huruuse ayaa maanta magaalada jeddah ee boqortooyada sucuudi carabiya uga qaybgalay shirka wasiirrada arrimaha dibedda ee wadamada jaamacadda carabta, kaas oo hordhac u ah shirka 32 aad ee madaxda oo maalinta jimcaha ah furmi doona. intuu shirku socdo ayaa wasiiradu uga wada hadli.

xog R W Xamza oo ku wajahan Gedo ujeedka
xog R W Xamza oo ku wajahan Gedo ujeedka

Xog R W Xamza Oo Ku Wajahan Gedo Ujeedka Madaxweynihii hore ee soomaaliya sheekh shariif sh axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta mar kale waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada jowhar ee xarunta maamulka hirshabeelle. ujeedka safarka sheekh shariif ayaa waxaa uu yahay mid la xiriira arrimo dib u heshiisiin iyo sidii loo xalin lahaa tabashada ay qabaan dadka kasoo jeera gobolka hiiraan ee ku aadan dhismaha cusub ee dowlad. Wasiirka arrimaha dibadda dowladda fs mudane abshir cumar huruuse ayaa maanta magaalada jeddah ee boqortooyada sucuudi carabiya uga qaybgalay shirka wasiirrada arrimaha dibedda ee wadamada jaamacadda carabta, kaas oo hordhac u ah shirka 32 aad ee madaxda oo maalinta jimcaha ah furmi doona. intuu shirku socdo ayaa wasiiradu uga wada hadli. Madaxweyne siciid deni oo ku wajahan magaalada nairobi iyo xog ku aadan ujeedka safarkiisa. 0 thursday april 18, 2024 10:51:15 in news by xaaji faysal. Ujeedka safarka maadxweynaha maamulka koonfur galbeed uu ku tagayo magaalada xudur ee gobolka bakool ayaa lagu sheegay iney tahay sidii loo dhiira gelin lagaa ciidamada xooga dalka iyo kuwa maamulka koonfur galbeed ee halkaasi ku sugan iyo waliba sidii loo muujin lahaa taageero la siiyo wadaadka shabaabka ay baadi goobayaan ee sheikh muqtaar roobow cali abuu mansuur.

xog Xasan oo ku wajahan Dhuusamareeb ujeedka
xog Xasan oo ku wajahan Dhuusamareeb ujeedka

Xog Xasan Oo Ku Wajahan Dhuusamareeb Ujeedka Madaxweyne siciid deni oo ku wajahan magaalada nairobi iyo xog ku aadan ujeedka safarkiisa. 0 thursday april 18, 2024 10:51:15 in news by xaaji faysal. Ujeedka safarka maadxweynaha maamulka koonfur galbeed uu ku tagayo magaalada xudur ee gobolka bakool ayaa lagu sheegay iney tahay sidii loo dhiira gelin lagaa ciidamada xooga dalka iyo kuwa maamulka koonfur galbeed ee halkaasi ku sugan iyo waliba sidii loo muujin lahaa taageero la siiyo wadaadka shabaabka ay baadi goobayaan ee sheikh muqtaar roobow cali abuu mansuur.

Sheikh shariif oo ku wajahan Baydhaba Iyo ujeedka Muqdisho Online
Sheikh shariif oo ku wajahan Baydhaba Iyo ujeedka Muqdisho Online

Sheikh Shariif Oo Ku Wajahan Baydhaba Iyo Ujeedka Muqdisho Online

Comments are closed.